Jariidada Routers oo cadaysay inay Dowladda Fadaraalka ay si qasab ah ugu Gacan galisay Qalbi Dhagax dawladda Etoobiya

4 Sept 2017 (Puntlandes) Jariidada afka dheer ee Routers oo cadaysay inay Dowladda Fadaraalka Soomaaliya si qasab ah ugu Gacan galisay Cabdikariim Qalbi-Dhagax dawladda Etoobiya.

Jariiradda ayaa waxay soo xigatay ilo ku dhow Golaha Wasiiradda DFS ayaa qortay in Qalbi-dhagax ay dawladda Soomaaliya ugu gacan gelisay dawladda Itoobiya si Qasab ah oo uusan raali ka ahayn, taasoo ka hor imaanaysa Xeerarka UN-ka iyo xuquuqda ay leeyihiin dadka magangalyada dalbada hoose ka akhri iyadoo af ingiriis ah.

27e5
Quoting sources close to the Somali cabinet, it said the Somali government had “forcefully” handed over Abdikarin Sheikh Muse to Ethiopia without his consent in violation of U.N. convention relating to the status of refugees.

Falkan ay ku kacday Dawlada Fadaraalka ayaan meelna kasoo gelin Xeerarka Caalamiga ah, kan Insaanimada, kan Muslinimada iyo Kan Soomaalinimadaba, waan fal ay shacabka Soomaaliyeed aad uga Xumaadeen inay ku kacdo dawladii ay u han waynaayeen.

Hoos ka akhriso maqaalka ay Jariidada afka dheer ee Routers ka qortay U gacan geliintii ay DFS u gacan gelisaay Qalbi*-dhagax dawlada Itoobiya.

28b1

 

About The Author