Daawo Video: Siyaasiyiinta Somaliland waxa ay dhaheen dhacdadii maanta
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somaliland, Siyaasiyiinta ka tisrsan Xisbiyada Somaliland gaar ahaan xisbiga Wadani ee uu madaxda u yahay Godoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta ka hadlay djhacdadii ka dhacday Baarlamaanka Somaliland iyo Shaqaaqooyinkii ka dhacay Burco iyo Ceerigaabo.