Daawo Video: Dowladda Puntland oo Qadar ka codsatay inay ka qaybqaadato Horumarinta Puntland

Garowe(Pes)  Munaasibad lagu soo dhawaynayo ku simaha Safiirka Qadar ee Soomaaliya oo ka dhacday magaalada garowe ayaa waxaa ka hadlay Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay oo ka codsaday dowladda Qadar inay Puntland taageerto.

halkan ka daawo madaxweyne ku xigeenka

Puntlandes.com

About The Author