DHAGAYSO: XIL ZAKARIYE XUKUUMADU WAXAY JABIDAY DASTUURKA WAANA KULA XISAABTAMAYNAA (XASAASI)
7 Sept 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud oo wareysi dheer oo uu kaga hadlay arrinta Cabdikariim Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sheegay in go’aanka kasoo baxay xukuumada uu yahay mid meel ka dhac ku ah sharafta ummadda Soomaaliyeed, dastuurkeeda, dalnimadeeda iyo Soomaalinimadaba.
Xildhibaan Zakariye ayaa sheegsy in xildhibaanada laba gole ay aad uga xun yihiin in muwaadin Soomaaliyeed in dalkii uu u dhashay uu u gacan galiyo dowlad cadow ah, ma ahan wax la qaadan karo.
Dhagayso wareysiga Xildhibaan Zakariye oo XASAASI ah
Puntlandes.com