Daawo Video: Muuqaal dhamaystiran oo ku saabsan Mudaharaadkii Burco (30 daqiiqo)

Shalay, 15 nov 2014, waxaa ka dhacay magaalada Burco ee Somaliland Mudaharaad aad u baaxadwayn oo ay reer Burco ku cabirayeen sida ay uga soo horjeedaan Mooshinka xilka looga xayuubinayo Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro. Mudaharaadkaas waxaa ku dhintay allaha u naxariistee hal qof halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.

Hadaba waxay idiin soo gudbinaysaa Puntlandes.com Video 30daqiiqo ah oo aad ka daawan kartaan sidii ay wax u dhaceen oo dhamaystiran.

Halkan ka daawo Mudaharaadka Burco

Puntlandes.com

About The Author