Cabdiq Qeybdiid oo sheegay in Khilaafka Madaxda Dalka uu saameeyay

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Qaybdiid oo waraysi siiyey mid ka mid ah idaacadaha Xamar  ayaa sheegay in  Heshiiskii DFS iyo dawlada Puntland uu Saameeyay Dhismaha Maamulka Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Madaxweynaha DFS Xasan Culusoow oo dhawaan hadlay ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dardar galineyso Dhismaha Maamulka Gobolada dhexe ee Dalka Soomaaliya isagoon faahfaahin ka bixin.

Waxa kaloo uu sheegay Qaybdiid in dhibaa´to ka haysato cida maalgelinaysa shirka maamul samaynta Gobolada Dhexe. Wuxuu kaloo sheegay in ay carqabad ku noqotay samaynta maamulkaas samayntii Gudiga farsamada

Puntlandes.com

About The Author