Akhriso Golaha Shacabka oo berri kullmaya, maxay yihiin Qodobada looga hadlayaa?

19 Sept 2017 (Puntlandes) Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliyeed ayaa kullan yeelanaya maalinta berri ah oo ay taariikhdu tahay 20ka sept 2017, kaasoo furmaya  marka y saacadu tahy 9ka subaxnimo.

29b2

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kullankaas lagu wargeliey inay kasoo qayb galaan waxaana looga hadlayaa fadhiga qodobo kala kala ah:

  1. Akhrinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Caafimaadka
  2. Akhrinta 1aad Heshiiska isdhaafsiga Maxaabiista ee Somaliya iyo Hindiya
  3. Warbixinta Guddiga Gaadiidka

Puntlandes.com

About The Author