Daawo Video: Yusuf Garaad oo u digay Dawlad Goboledyada ka horyimid go’aankii DFS ee khilaafka Khaliijka (XASAASI)
24 Sept 2017 (Puntlandes) Wasiirka Arimaha dibadda DFS Yuusuf Garaad Cumar oo isagoo ku sugan Mareykanka bixiyay Wareysi xasaasi ah ayaa u digay dawlad goboleedyada ka hor yimid go’aankii DFS ee khilaafka Khaliijka.
Yuusuf Garaad ayaa ku dooday in wasaaradiisa ay ka shaqayso danaha ummadda Soomaaliyeed, isagoo iska indho tiraya in danta ummadda Soomaaliyeed ku jirto xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka laakiin ay dawladiisu raacday Qadar.
Daawo muuqaalka
Puntlandes.com