Akhriso Xildhibaanadii dhexdhexaadinta u tagay Cadaado oo war kasoo saaray
28 Sept 2017 (Puntlandes) Xildhibaanadii dhexdhexaadinta u socday ee Shalay gaaray Cadaado ayaa soo saaray war murtiyeed ku saabsan natiijadii kasoo baxday shirkaas.
War murtiyeedka ayey ku sheegeen inay isku dayeen inay xaliyaan khilaafka Galmudug markii ay niro dhal noqon lahaydna faragelin looga soo sameeyey Madaxtooyada Somalia.
Waxay sheegeen inay Madaxtooyada Soomaaliya laga soo abaabulay shirqool lagu doonayo in lagu dumiyo maamulka Galmudug midaasna aysan aheyn dowladnimo iyo wax u dhow.
Akhriso warmurtiyeedka
Puntlandes.com