war deg dega: Shariif Xasan oo sidii la filayey loo doortay madaxweynaha K G

Xildhibaan Shariif Xasan oo ay u tanasuleen 4 musharax oo la tartami lahaa ayaa noqday madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed maanta 17 nov 2014.

waa la saadaalinayey in uu Shariif Xasan noqonayo madaxwaynahamaamulkaas laakiin waxaa ku cusub in uu ku qasbay 4 tii musharax ee la tartamaysay in ay ka tanaasulaan si aan cidna ula tartamin.

Waxaa doortay Shariif Xasan 373ergo. DFS ayaa horay u amartay in la joojiyo doorashada laakiin Shariif Xasan dhag jalaq uma siin

wixii ku soo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author