Sawirro: Michael Keating oo Ra’iisul Wasaare Khayre laka hadlay xaaladda Soomaaliya

02 okt 2017 (Puntlandes) Wakiilka Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay u jooga dalka Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta kullan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha DFS Xasan Cali Khayre, kullanka ayaa diiradda lagu saaray  xaaladda Soomaaliya.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyadoo ay DFS soo wajahday khal-khal siyaasadeed iyo fashil.

Daawo sawirrada
31c8b
31c8a
Puntlandes.com

About The Author