Dhagayso: Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Xukuumadda Khayre ay Fashilaad wajahayso
02 okt 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka aamusnaan badan ka dib ka hadlay xalaaladda ay xaaladda cakirnaanta iyo fashilka ay ku sugan tahay DFS.
Farmaajo oo si kooban uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee xilligan ka taagan waddanka Soomaaliya.
Farmaajo ayaa sheegay in Xukuumadda Khayre ay mas’uul ka tahay oo uu u xilsaartay arimaha Aminga, Siyaasadda iyo dhaqaalaha, isagoo sheegay inay iyagu leeyihiin hawshaas tan iyo markuu magacaabay oo laga joogo 6 bilood iyo laba cishu lagulana xisaabtami doono wixii ay khaldeen.
Waa Markii u horaysay oo uu Madaxweyne Farmaajo ka hadlo Fashilaada soo wajahday DFS.
Dhagayso Farmaajo
Puntlandes.com