Daawao Video: Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo u hanjabay madaxweyne Farmajo, meeshii Siyaad Bare la marsiiyey ..(XASAASI)

03 okt 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ah Xildhibaan laga soo doortay Galmudug dhawaana u tagay Cadaado dhex-dhexaadinta khilaah ka dhex dhashay madaxda maamulkaasa ayaa u hanjabay madaxweynaha DFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, isagoo sheegay in beeshiisu ay marsiin doonto halkii ay Siyaad Bare marsiisay haddii uusan wax ka bedelin sida uu ula dhaqmayo Galmudug.
31e3
Xildhibaan Fiqi ayaa ku sheegay madaxweyne Farmaajo iyo RW Khayre khayrul masuuliyiin aan gudan karin waajibkooda, isagoo ku eedeeyey inay doonayaan inay burburiyaan maamulka Galmudug.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author