Akhri Warqadii Faalsada ahayd ee mid ka mid ah Golaha Wasiirada Qoray

Puntlandes.com ayaa heshay warqad mid ka mid ah Golaha Wasiirada uu sheegay in ay xalay u qoreen ilaa 14 Wasiir oo ka tirsan Xukuumada, kuwaasoo kaga dalbanayay Ra’iisul Wasaaraha inuu is casilo, iyadoo warqadan ay ku qornaayeen magacyada 16 wasiiro, hase ahaatee ay saxiixeen 14 ka mid ah.

 

Isku daygaan ayaa waxaa albaabka gadaashiisa ka riixaya madaxweyne Xasan Culusoow oo markii ay u shaqayn wayday Mooshinkii dhinacaan naf ka doonay.

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta war saxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in aanay jirin warqad xafiiskiisa soo gaartay, isagoo ugu baaqay Golaha Wasiirada inay shaqadooda u gutaan si waafaqsan dastuurka. Kii aan gudan karin Xilkiisa ama rabana uu u keeno wWarqada iscasilaadiisa.

Warqadan malahan Summad Tixraac ee warqada dawladu ay leeyihiin waxayna ku taariikhaysan tahay 13 nov 2014 xalayna waxay taarikhdu ahayd 16 nov 2014.

Halkan ka akhriso
894

895

896

897

Puntlandes.com

 

About The Author