Daawo Video: Prof Galayr ”Somaliland……”

Jaaliyada Khaatumo ee Magaalada Minneapolis ayaa Xaflad soo dhawayn ah u sameeyey Madaxwayne Prof Cali khaliif. Halkaas ayuu Prof Galayr ka jeediyey qubad dheer  wuxuuna yiri isagoo la hadlaya shacabka SSC ”ma qarsanayo in aan doonayo in aan wadohadalo la galo Somaliland….kuwa inaga oo aan laba boqol in ay bixiyaan aan doonayn ayaa dhahaya see buu wadahadal ula galaa…”

 

Daawo Qudbadii Prof Galayr

Puntlandes.com

About The Author