Wasiiru dawlayaal iyo Wasiir ku xigeeno ka codsaday RW in uu iscasilo
Wasiiru dawlayaal iyo Wasiir ku xigeeno ayaa ka codsaday Raysul Wasaaraha in uu iscasilo talaabadan waxaa gadaal ka fadhiya madaxweyne Xasan oo doonaya in uu bur buriyo Xukuumada Somalia.
Ilo lagu kalsoonyahay ayaa u xaqiijiyey Puntlandes.com arintan.
wixii war ah oo ku soo kodha kala soco Puntlandes.com.
Puntlandes.com