War deg deg ah: Wariye ka tirsan Radio Daljir oo Gaalkacyo lagu dilay

917

Gaalkacyo(Pes) Allaha u naxariistee waxaa goor dhawayd lagu dilay magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug wariye Cabdirisaaq Silver oo ka tirsanaa Radio Daljir isla markasna Gobalka Mudug wakiil uga ahaa Talefeshinka HCTV.Ilaa iyo hadda lama oga cida dishay cid loo qabtayna dilkiisana ma jirto. Inaa lilaahi wa inaa ileehi Raajicuun Allah naxariistii jano ha ka waraabiyo ehelkiisii iyo Qoyskiisiina Samir iyo iimaan allaha ka siiyo

Daawo

Puntlandes.com

About The Author