Xildhibaan ka tirsan Barlamanka Jubbaland oo lagu dilay Kismayo
18 Okt 2017 (Puntlandes) Magaalada Kismayo ayaa waxaa caawa lagu dlay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland.
Xildhibaanka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabayayAUN C/xakiin Timo-Faras, waxaana lagu dilay afaafka hore ee gurigiisa oo ku yaalla Xaafada Calanley.
Dilka Xildhibaanka ayaa waxaa gaystay Askari ku hubeysnaa qoriga AK47, kadibna uu baxsaday.
Puntlandes.com