Daawo Video: Ciise maxamuud oo ka shiraya Horumarinta Gobolka Nugaal

Ganacsade Jaamac Dhaga dheere oo ka mid ah maalqabeenada u dhashay Gobolka Nugaal  ayaa kulan ay isugu yimaadeen reer Nugaal ayna uga arinsanayeen Horumarinta Gobolka Nugaal.

Wuxuu sheegey Jaamac Dhaga dheere inuu doonayo in uu ka shaqeyo lahaa horumarinta Gobolka Nugaal islamarkaana uu door wayn ku yeelanayo dhismaha wadada laamiga ee isku xiraysa Degmooyinka Eyl iyo Dongoroyo Ee Gobolka Nugaal.

Halkan hoose ka daawo

Puntlandes.com

About The Author