TACSI: Maamulka & odoyaasha Golaha1960 oo Tacsu u diraya ummadda Somaliyed & eheladii Marxuum Maxamed Abshir
Tacsidan oo ay si qiira leh hawada ugu marinayaan ummadda somaliyeed, qoyska iyo eheladii marxuum Janaraal Maxamed Abshir Mataan oo ku geeriyoodey dalka Maraykanka Maamulka iyo odayaasha golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan.
Waxay ilaahay uga baryayaan inuu ilahay janada ka waraabiyo Marxuumka iyagana samir iyo iimaan ka siiyo.
Weriye Dhegood