Sawirro: Gudoomiye Prof Jawaari, Gudoomuye Ahmed Xaashi iyo xubno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garow
26 Okt 2017 (Puntlandes) Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamanka JF Soomaaliya Prof Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Ahmed Xaashi iyo xubno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garowe.
Wasiir Abdulahi Carshe iyo madaxda kale ee wasaarada ayaa madaxda kusoo dhaweeyay xarunta, iyagoona uga warbixiyay qaabka ay wasaaradu u shaqayso, waxaana lagu soo wareejiyey qaybaha kala duwan ee ay wasaaarada maaliyada ka koobaan tahay.