Sawirro: Ciidanka Dowladda Puntland oo Howlgallo Ka Sameeyey Buuraha Calmadow

05 Nov 2017 (Puntlandes) Ciidanka Amniga Puntland PSF oo ay weheliyaan ciidamada kale ee difaaca Puntland ayaa waxay hawlgal ka dhan ah ururka argagixisada Alshabaab ka fuliyeen degaanka Harweyn ee Buuraha Calmadow.

Ma jiraan faahfaahin dheeraad ah oo ay saraakiisha ciidamadu ka bixiyeen howlgalkaan, balse howlgalkaan ayaa qeyb ka ah howlgallo xiriir ah oo ciidanka PSF ka fuliyaan dhulka Buuralayda ee gobolka Bari.
11a6

11a7

17
Puntlandes.com

About The Author