Dhagayso: Maxaweyne Dr Gaas ”Muumin wuu ka badbaaday duqeynta”

06 Nov 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in hoggaamiyihii kooxda Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin uu ka badbaaday weerarkii ay Jimcihii Maraykanku ku qaadeen buuralayda Gobolka Bari.

18

Madaxweynaha Puntland ayaa xaqiijiyey in weerarkaasi lagu bartilmaameedsaday Cabdulqaadir Muumin, xogta ay ka heleena ay sheegayso inuu ka badbaaday weerarkaas.

Dhagayso waraysi ay VOA la yeelatay madaxweyne Dr Gaas


Puntlandes.com

About The Author