war deg dega: Gudoomiye Jaawi oo ciidamo wata oo soo galay Xurunta

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo ciidamo aad u faro badan wata ayaa soo galay Xurunta Baarlamaanka lama yaqaan waxa uu samayndoono. Waxaa ka socday Xarunta dhexdeeda buuq iyo sawaxan waxaana la jeexjeexay siday warka ku helayso Puntlandes.com warqadihii xaadirinta iyo ajendihii. Waxaa kaloo jira warar sheegaya in ay Garabka madaxweynaha isku qaybiyeen Mooshinkii.

Waxii warar ah oo ku soo kordha kala so o Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author