War deg dega: Fadhigii Baarlamaanka oo lagu kala tagay iyadoo aan la qaybin Mooskinkii

Fadhigii Baarlamaanka ayaa lagu kala tagay iyadoo uusan Fadhigii qabsoomin. Gudoomiye Jawaari ayeysan u suurtoobin in uu xakameeyo Buuqii iyo Sawaxanka ka socday Baarlamaanka wuuna isaga baxay kadibna Xildhibaanada ayaa iyana si iskood ah u kala dareeray.
Waxaa muuqata in Baarlamaanku aysan u suurtoobay in ay Fadhi ka yeeshaan Khilaafkan Cakiray DFS.

Wixii war ah oo ku soo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author