Sawirro: Baargaal oo ay Dhalinyarada Waan Dhisi Karnaa ka bilaabeen olole aywadaan dhallinyaro
11 Nov 2017 (Puntlandes) Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu Waxaa Mudooyinkan ka
socday olole aywadaan dhallinyaro isxilqaamay kuwaasoo Nadiifinaaya
Xaafadaha Magaalada Baargaal iyo wadooyinka iyo agagaarka Magaalada
si loo soo celiyo bilicda iyo quruxdii Maagaalada
Dhallinyaradaas oo la baxay “WAAN DHISI KARNAA”, ayaa isu xilqaamay
inay is abaabulaan oo ay si mutadawacnimo ah ugu shaqeeyaan uguna
nadiifiyaan Magaaladooda iyo wadooyinkooda iyo meel kasta oo wax qabad
u baahan oo dalkooda kamid ah
ololahan ay bilaaeen oo ay fuliyeen dhalinyaradan iskood isu soo
abaabulay ayaa aad looga soo dhaweeyay deegaanka iyo sida durba ay
bilicii magaalada dib ugu soo cesheen
Daawo sawirrada