Dhagayso: Reer Sool oo sheegay in Doorashada Somaliland ay ka dhacayso Degaanadooda & Reer Sanaag oo si adag uga soo horjeestay Doorashadaas

11 Nov 2017 (Puntlandes) Baarlamaanka Puntland ayaa dhawaan soo saaray Qaraar uu ku diiday in Doorasha isniinta ka dhacaysa Somailand la keeno oo ay ka dhacdo Deegaanada Puntland ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, iyadoo ay Xukuumadda Pmtland soo saartay go’aanka la mid ah kan Baarlamaanka.

19b

Hadabashacabka goboladaas ayaa si aad u kala fog uga hadlay go’aanka dawladda Puntland iyadoo ay reer Sool ama shacabka ku nool magaalada Laascaano ay sheegeen in Doorashada Somaliland ay ka dhacayso Degaanadooda ayna yihiin Reer Somailand.

Dhagayso reer Sool ama Beesha Dhulbahante oo taageertay Doorashada Somaliland


Dhanaka kale Reer Sanaag ama Beesha Warsangeli ayaa si adag uga soo hortimid in deegaanadooda ayy ka dhacdo Doorashada Somaliland, iyadoo uu gobolkaa jka bilowday kacdoon shacanb oo lagu taageeray go’aanka Xukuumadda iyo baarlamaanka Puntland.

Dhagayso Caaqil Cabdirisaaq Ducaale oo ka mid ah waxgaradka gobolka  Sanaag oo ka hadlaya kacdoon shacab oo bilowday


Puntlandes.com

About The Author