Dhagayso: Midowga Yurub oo ka hadlay doorashada Somaliland
14 Nov 2017 (Puntlandes) Saddexdii maalmood ee u dambeeyay waxaa magaalada Hargeysa socdaal ku joogay wefti ka kooban safiiro oo ka kala socda dalalka Yurub, kuwaas oo u yimi doorashada madaxtooyada Somaliland ee shalay halkaasi ka qabsoontay.
Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Veronique Lorenzo oo hoggaaminaysay wafdiga ayaa awaysi ay siisay VOA waxay sheegtay in dalalkani u arkaan doorashada Somaliland tallaabo hore loo qaaday.
Dhagayso waraysiga VOA
Puntlandes.com