Dhagayso: Wasiirkii hore ee Gargaarka DFS Maryan Qaasim oo ka hadashay sababtay isku Casishay
15 Nov 2017 (Puntlandes) Wasiirkii Gargaarka iyo Maaraynta masiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed ayaa xilkii iska casishay maanta, iyadoo sheegtay inay isku casishay kadib markii loo madaxbanaanayn waayey shaqadeeda uuna ka jiro isdhexyaac.
Dhagayso Maryan Qaasim oo sharxaysa sababta ay idsku casishay
Puntlandes.com