Qaar kamida Xildhibaanada Golaha Shacabka oo wada Mooshin xilka looga xayuubinayo Jawaari

16 Nov 2017 (Puntlandes) Waxaa si xawli ah u socda Mooshin ay wadaan qaar ka mid ah Xildhibaanada golaga Shacabka ee Baarlamaanka JFS, kaasoo la doonaya in xilka looga qaado Gudoomiyaha GolahaMaxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

20a5

Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Xildhibaanadu aysan la dhacsanayn hogaanka Jawaari oo ay haraysay Musuqmaasuq iyo shaqo xumo, ayna doonayaan inay xilka ka qaadaan.

Hadal haynta ku aadan Mooshinka ayaa saacadihii u dambeeyey banaanka usoo baxday iyadoo Hotelada Muqdisho ay ka bilowdeen kulamo hoosaadyo ay ku yeelanayaan Xildhibaanada wada Mooshinka.

Puntlandes.com

About The Author