BREAKING NEWS: Golaha Shacabka oo ansixiyey soo jeedintii Gudigii loo saaray arintii Qalbi-Dhagax
18 Nov 2017 (Puntlandes) Golaha Shacabka Baralamaanka JFSA ayaa goor dhawayd ansixiyey soo jeedintii Gudigii loo saaray arintii Qalbi-Dhagax, oo ahaa sargaal ONF ah oo madaxda Xukuumadu u dhiibtay dawlada Itoobiya.
Guddiga ayaa soo saaray in habkii loo maray dhiibiddu ay khaldanayd dastuuriyan, wax Khilaaf ahna ma kama imaan oo ay ansiciyeen Xildhibaanda Golaha Shacabku.
Faahfaahin kala soco Warbaahinta Puntlandes
Puntlandes.com