BREAKING NEWS AKHRISO: Gudigii loo saaray arintii Qalbi-Dhagax oo soo jeediyey inay sharci daro ahayd hiibintu, ONLF na aysan Agagixiso ahayn
18 Nov 2017 (Puntlandes) Golaha Shacabka Baralamaanka JFSA ayaa goor dhawayd ansixiyey soo jeedintii Gudigii loo saaray arintii Qalbi-Dhagax, oo ahaa sargaal ONF ah oo madaxda Xukuumadu u dhiibtay dawlada Itoobiya.
Guddiga ayaa soo jeediyey inay Sharci daro ahyd qaabkii loo dhiibay Qalbi-Dhagax iyagoo raaciyey inaysan Jamhadda Hubaysan ee ONLF ahayn argagaxiso.
Halkan hoose ka akhriso guddiga oo soo jeediyey inay Sharci daro ahayn dhiibistu iyo in ONLF aysan argagixiso ahayn
Xildhibaanda ayaa u codeeyey soo jeedinta Guddiga waxa u codeeyay 152 Xildhibaan sidaas baana lagu ansixiyay
Akhriso soo jeedinta Gudiga ee la ansixiyey
Puntlandes.com