Maxkamadda Sare ee Kenya oo Shaacisay inay sharci tahay Guushii Doorashada ee Madaxweyne Kenyatta

20 Nov 2017 (Puntlandes) Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa tuurtay dacwad ka dhan ahayd dib u soo doorashada madaxweyne Uhuru Kenyatta, waxay go’aamisay inay sharci tahay.

 21b3

Lixda garsoore ee dhageysanaysay dacwaddan ayaa isku raacay guusha Kenyatta iyagoo meesha ka saaray eedaymaha la soo jeediyay, go’aankan ayaa waxa uu waddada u xaarayaa in Kenyatta mar kale xilka loo dhaariyo isbuuca soo socdo.

Puntlandes.com

About The Author