Daawo Video: Madaxweyne Dr Gaas iyo Kooxdiisa Isbedeldoonka oo Khalkhal ku dhacay

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiqani Xaashi oo xubin ka ah Kooxda Gaas ee Isbedeldoonka ayaa sheegay in Isimada shaqadoodu tahay inay ka shiraan arrimaha qabaa,ilka  sida magaha iyo qaamaha balse aysan shaqo ku lahayn ka shaqeynta Nabadgalyada iyo Horumarka Gobolka Nugaal.  Kooxda madaxweyne Dr Gaas ayaa qaadan la’  in ay shacab waynaha reer Puntland ay arkeen in aysan isku halayn Xukuumada Gaas iyagoo ay Isimada Beesha Ciise Maxamuud ay magacaabeen 23 kii bishan  Guddiga Horumarka iyo Nabad galyada Gobolka Nugaal.

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Nugaal

Puntlandes.com

About The Author