Gollaha Midnimada oo cambaareeyey xariga Siyaasi Dhuubane
Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland ayaa xariga uu madaxweyne Dr Gaas Xirtay Siyaasiga caanka ah Dhuubane. Qoraal lagu cambaareynayo ayey Golihu kasoo saaray xariga Garowe loogu gaystay 26 Novomber 2014 Siyaasi Cabdirashiid Cali Xaashi “Dhuubane”
Puntlandes.com