Dhuubane oo dib Xoriyadiisii u helay
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo Madaxtooyada Puntland xabsi u taxaabtay 25 kii nov 2014 ayaa dib Xoriyadiisii u helay ka dib markii ay Culays saareen Odoyaal ka soo jeeda Beesha Dhuubane Madaxtooyada Puntland, sidaasna ay ku siidaysay Madaxtooyadu.
Wixii war ah oo ku soo kordha siidaynta Dhuubane kala soco Puntlandes.com
Puntlandes.com