Akhriso Golaha Shacabka oo berri kulmaya, maxay yihiin Qodobada looga hadlayaa?
15 Dec 2017 (Puntlandes) Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya ayaa kullan yeelanaya maalinta berri ah oo ay taariikhdu tahay 16ka Dec 2017, kaasoo furmaya marka y saacadu tahy 9ka subaxnimo.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Kulanka Guud lagu wargeliey inay kasoo qayb galaan waxaana looga hadlayaa hakinta kullamada Guud ee Golaha Shacabka iyo Akhrinta warbixinta Guddiga Dastuurka.
Puntlandes.com