SAWIRO: Halkani ma UAE baa mise waa Puntland?

Madaxwaynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta waxaa madax UAE ah ku soo dhaweeyeen  Xarunt ay Degan yihiin (Ciidanka Ilaalada Badda Puntland PMPF) oo ku taala Duleedka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Barri.

Su’aasha in badan oo ka mid ah shacabka reer Puntland iswaydiinayaan ayaa ah meeshu ma dalkeeniibaa mise UAE? Madaxweyne Dr Gaas ma in lagu soo dhaweeyaa dalkii uu madaxweynaha ka ahaa? Maxaa si ah?

Daawo sawirada
996

997

998

999

1000

 

Puntlandes.com

About The Author