DHAGAYSO: WASIIRKA WAXBARASHADA PUNTLAND PROF ABSHIR OO KA HADLAY HORMUMARKA WAXBARASHADA & DEEQAHA WAXBARASHO

22 Dec  2017 (Puntlandes) Waraysigan ayuu wasiir Prof Abshir ow Yusuf kaga waramayaa  horumarka ay Puntland ka samaysay dhinacyada kala duwan ee waxbarashada ,deeqaha waxbarasho ee soo gala dowlada Puntland sida loo qaybiyo ,Xiriir wasaaradda waxbarashada federalkaa iyo Puntland.

13

Dhanka kale Wasiirka ayaa ka hadlay horumarka ay Puntland ee dhanka Wadooyinka Laamiga ah, Dekeddo, Garoomo Diyaaradeed oo Caalami ah iyo qaar kalo badan, isagoo sheegay inay dawlada iminka ka talisa Puntland ee madaxweynaha ka yahay Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ay baahisay waxbarasha iyadoo gaarsiisay Tuulo kasta oo Puntland ka mid kana dajisay Laamiga dheer.

Dhagayso waraysiga oo uu wasiirka ka qaaday Weriye Dhegood


Puntlandes.com

About The Author