Dhagayso: Waraysi uu Madaxweyne Dr Gaas oo ka warbixiyey waxqabadka Xukuumadiisa 10kii bilood ee ay jirtay

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waraysi uu siiyey Idaacada VOA isagooiminka ku sugan Magaalada Bosaso ayaa wuxuu si qodo dheer uga warbixiyey sida uu u arko waxqabadka Xukuumadiisa gaartay mudadii ay jirtey oo dhawaan sanad jirsandoonta.

 

Dr Gaas wuxuu kaloo ka hadlay Khilaafka u dhexeeya Masuuliyiinta Dowlada Federaalka oo uu sheegey in loo baahan yahay in horey loo socdo.

Halkan ka dhagayso waraysiga

 


Puntlandes.com

About The Author