Daawo sawiro: Madaxwaynaha Puntland oo dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha Bosaso

Bosaso (Pes) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 ta dec 2014 dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha magaladda Bosaso.

Kulanka dhagax dhiga garoonkaasi oo lagu qabtay isla garoonka ayaa waxaa ka qayb galay madaxwayne Gaas, Wasiiro, Xildhibaano DFS ka socday, shirkadda dhisaysa garoonka iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin dhismaha garoonkan oo qayb ka qaadan doono korarka dhaqaalaha Puntland. Madaxwaynaha ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay u lee dahay dhismaha garoonka Bosaso.

Faahfaahin kale soco Puntlandes.com.
1008

1009

1010

1011

1012
1013

1014

1015

1016

1017

1018

1019

1020

1021

1022

1023

1024

1025

1026
Puntlandes.com

About The Author