Akhriso Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo warsaxaafadeed ka soo saaray Xaalada Degmada Beled Xaawo

01 Jan 2018 (Puntlandes) Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa kulan ay yeesheen waxa ay ku cambaareyeen dhul boob la sheegay inay ka wado dawladda Kenya degmada Beled Xaawo ee dalka Soomaaliya.

12

Warsaxaafadeed uu ka soo saaray Guddiga Difaaca Golaha Shacabka kulankiisa ayuu ugu baaqay dowlada Faderaalka,maamul goboleedka iyo shacabka Soomaaliyeed inay meel uga soo wada jeesteen ciddii ku soo xadgudubta qaranimada iyo ciida Soomaaliyeed.

Akhriso War Saxaafadeedka uu soo saaray Guddiga Difaaca Golaha Shacabka

15

Puntlandes.com

About The Author