Dhagayso: Wasiir Juxa oo ka warbixiyey derbiga ay Kenya dhiseyso
02 Jan 2018 (Puntlandes) Wafdi ka socday dawladda Soomaaliya oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Juxa oo Isniintii booqday magaalada Beled Xaawo, Gedo, oo u dhow xudduudda Soomaaliya ay la leedahay Kenya.
Wafdigan ayaa u kuur galayay walaaca ay qabaan dadka qaar ee ku aaddan in Kenya ay derbi ka dhiseyso xadka labada dal, islamarkasina uu derbigaasi uu soo galay gudaha Soomaaliya.
Dhagayso waraysi ay VOA la yeelatay wasiirka
Puntlandes.com