Akhriso Wasaarada Deegaanka Puntland oo Baaq kasoo saartay ka ganacsiga Diinka iyo laynta Duurjoogta
04 Jan 2018 (Puntlandes) Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL ayaa baaq kasoo saartay ka ganacsiga Xayawaanka Diinka oo mudooyinkii lasoo dhaafay siwayn loogu hadal hayey baraha bulshada in lakala siisanayo qiimo aad u sareeya.
Baaqaan waxaa warbaahinta u akhriyey agaasimaha guud ee wasaarada Deegaanka Mudane Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor) waxaana uu u qornaa sidan:
Puntlandes.com