Daawo sawirro dheeraad ah oo la xiriira soo dhawayntii maanta ee Madaxweyne Farmaajo oo u ahayd markii ugu horeysay oo uu yimaado Puntland
07 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay, magaalada , caasimada Puntland ee Garowe maanta oo ay taariikhdu tahay 07da Jan 2018.
Dowladda Puntland iyo shacabkeeda ayaa si wadda jir ah uga qeyb qaatay soo dhaweynta waxaana madaxweyne Farmaajo socod ku maray barxadda caan ku tahay Garowe
Waxuuna la hadlay shacabka Waxayna ay aheyd maalin taarikhi ah.
Hoos ka daawo sawirro dheeraad ah oo la xiriira soo dhawayntii maanta ee Madaxweyne Farmaajo oo u ahayd markii ugu horeysay oo uu yimaado Puntland.