Daawo sawirro hordhaca munaasabadii Daahfurista Gen Maxamed Abshir International Airport
08 Jan 2018 (Puntlandes) Xaflada Daahfurka Garoonka diyaaraha Magaalada Garoowe oo ay xarigga ka jareen Madaxweynaha JFS mudane Maxamed cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa waxaa loogu magac daray AUN Generaal Maxamed Abshir Haamaan, iyadoo loo bixiyey Gen Maxamed Abshir International Airport.
Musaanabadda oo ahayd mid taariikhi ah ayaa ku dhacday si aad u qurux badan iyadoo ahayd mid si heer dsare ah loo soo agaasimay waxaana lagu daahfuray Garoonkii labaad oo Caalami ah oo ay Puntland yeelanayso mudadii uu xilka hayey madaxweyne Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas halka uu garoonkii sadexaadna dhismihiisu uu ka bilowday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Daawo sawirro hordhaca