DEG DEG Dhagayso: Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Colaada Sool

09 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo caawa shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyadda Puntland ayaa ka hadlaya weerarka ay Soomaliland ku qabsatay deegaanka Tukaraq oo ka tirsan Degmada Laascaano ee Gobolka Sool.

IMG_8015

Madaxweynaha  ayaa sheegay in dawladda Puntland ku filana tahay dicaafa dalka, wuxuuna uga digay maamulka Somailand cawaaqib xumada ka dhalanaysa duulaanka ay kusoo qaafday Puntland, ayna heli doonaan jawaab ku haboon.

Dhagayso madaxwey Dr Gaas


Puntlandes.com

About The Author