Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo maantay booqday Degmada Balanbale hadana ku wajahan Xeraale
20 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha JFS mudane Maxamed cabdullaahi Farmaajo oo booqanaya Gobolada dalka Soomaaliya ayaa saakay oo ay taariikhdu tahay 20ka Jan 2018ka booqday degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud.
Sawirka kore: Madaxweyne farmaajo & madaxweyne xaaf oo lugaynaya baadiyaha Gobolka Galgaduud
Madaxweynaha oo safarkiisa sii wata ayaa goordhow la filayaa inuu gaaro Xeraale ee isla Gobolkaas.
Mudanae Farmaajo ayaa isla maanta ku wajahan Magaalada Caabudwaaq ee oo si wayn looga diyaar garoobay soo dhawaynta madaxweynaha.
Daawo sawirradda soo dhawayntii Balanbale
Daawo sawirradda sida looga diyaargaroobay Caabudwaaq