Daawo Muuqaal shirkii jaraa’id oo dhamaystiran ee Muuse Biixi oo ku dhawaaqay inuusan Ciidankiisa kala baxayn Tukaraq (XASAASI)
20 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland oo maanta ku dhawaaqay dagaal uu la galayo Puntland ayaa isagoo shir jaraa’id ku qabtay magaalada xarunta Madaxtooyadda Hargaysa wuxuu ku dhawaaqay inuusan Ciidankiisa kala baxayn Tukaraq, haddii lasoo weerarana uu wax uu ugu yeeray Xadkiisa ku tagi doono xoog.
Puntlandes.com