Sawirro: Xarunta tababarka Barlamaanada Soomaaliya oo Puntland laga hirgalinayo

24 Jan 2018 (Puntlandes) Gudddoomiyaha Baarlamaanka dawladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka NIgeria, ayaa maanta kula kulmay  Xarunta UNDP ay ku leedahay Magaalada Abuja ee Dalka Nigeria madaxda ugu saratsa Haya”daas iyo mas’uuliyiin kale.

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay ka wada hadaleen ayaa ah sidii Puntland looga aas-aasi lahaa xarun lagu tababaro Baarlamaanka Puntland iyo waliba baarlamaanada kale ee Soomaaliya, taasoo magaceedana loo bixiya ( Puntland Institute for lagislator studies).

Waftigayaga Baarlamaanka Puntland ee ku sugan Nigeria ee uu hogaaminayo Gudoomiye Axmed Cali Xaashi ayaa shalay kulama la yeeshay Xubno ka tirsan labada Aqal ee Nigeria NASS ( National Assembly) iyo A Senate ka.

26991843_1704242612965380_2977745393495490328_n

26991623_1704242529632055_3482469566695166014_n

26991792_1704242526298722_6690084787746956287_n-Copy

27066756_1704242606298714_3194074461080130498_n
Puntkandes.con

About The Author